Saraakiisha Muhiimka ah ee ku dhintay kuna dhaawacmay Dagaalka Guriceel (Akhriso Magacyada)

Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada dowlada federaalka ay wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo xooga Ahlu Sunna ee wali ka socda magaalada Guriceel ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka waxaa ku dhintay dadka badan 50-qof oo u badnaa dhinacyada dagaalamayay, waxaana dadka dhintay ku jira qaar kamid ah saraakiishii ciidamada dagaalamaya hogaaminayay … Continue reading Saraakiisha Muhiimka ah ee ku dhintay kuna dhaawacmay Dagaalka Guriceel (Akhriso Magacyada)